Doorasho Baydhabo ka bilaabaneysa (Heshiis dhexmaray Farmaajo & Laftagareen)

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas. Sidoo kale qaar ka mida Guddiga doorashada DF magacawday ee lagu muransan yahay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba, kadib heshiis isbaheysi doorasho oo dhexmaray Madaxeweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Mamaulka K/Galbeed. Waxaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda doorashada … Continue reading Doorasho Baydhabo ka bilaabaneysa (Heshiis dhexmaray Farmaajo & Laftagareen)